Ganacsatada Magaaladda Cabudwaaq oo ka Cabanaya WFP (dhegayso)

HomeWararka

Ganacsatada Magaaladda Cabudwaaq oo ka Cabanaya WFP (dhegayso)

Kulan ay maantay iskugu yimaadeen Qaar kamid ah Ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabudwaaq ayay ku eedeeyeen Hay'adda WFP i

Hogaamiyaasha Mucaaradka ah oo ka qayb galaya shirka Arrimaha doorashooyinka
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maryama Axmed Cumar oo ku nool Hargaisa ayaa horumar ka sameeyay ganacsiga casriga ah ee iibka internetka (daawo)

Kulan ay maantay iskugu yimaadeen Qaar kamid ah Ganacsatada iyo
qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabudwaaq ayay ku eedeeyeen
Hay’adda WFP in aysan si saxan ubixin Barnamaij u soobaxay degmada
Caabudwaaq oo ahaa makiinadaha loo adeegsado Kaararka Dukaamaysiga ee
ay Hay’adda WFP bixiso

Waxaana ay ku eedeeyeen masuuliyiintii Hay’addu ugu soo wakiilatay in
ay tartan u sameeyaan Goobaha ganacsiga in ay Musuq maasuqeen oo ay
dad gaar ah ka gateen makiinadaha sida ay hadalka udhigeen.

qaar kamid ah Ganacsatada iyo qaybaha kale ee Bulshada oo
kahadlaya Cabashadooda.

Dhanka kale waxaa naga xasuusin ah in aan xiriir la sameenay
Masuuliyiita Hay’adda WFB ee eedeentaan loojeediyay balse way ka
jawaabi waayeen wicitaanka aan la sameenay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: