Wafdi Kasocda IGAD oo la kulmay Madaxda Wasaaradda degaanka

HomeWararka

Wafdi Kasocda IGAD oo la kulmay Madaxda Wasaaradda degaanka

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland mudane Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed (Maareeye) oo uu wehelinayo agaasim

Hooyo yarankeedi ku wayday Qaraxii Zoobe, dib u milicso 14-ki Octoobar
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilaawday Muqdisho & Mahdi Guuleed oo daahfuray
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Guriceel (daawo)

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland mudane Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed (Maareeye) oo uu wehelinayo agaasimaha guud ee Wasaarada Deegaanka Mudane, Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) ayaa xafiiska dhexe ee wasaarada ku qaabilay wafti kasocday urur goboleedka IGAD iyo hay’adda EY.

Labada dhinac ayaa waxa ay kawada hadleen qodobo ay kamidyihiin wax ka qabashada Bacaadka (Sand dunes) , Boholaha ku fidaya qaybo deegaannada ka mid ah (Gully erosion) iyo sidoo kale biyo- qabatinno looga faa’iidaysan karo dhinacyada waraabka iyo nolosha kale ee dadka iyo duunyadaba Waxaana ay la Isla qaateen in muddada iyo sida loogu talogalay loo fuliyo dhamaan mashaariicdaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: