Kulanka Haweenka – Taxanaha 26aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 26aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 26aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA B6 | WAXAA LOO BAAHANYAHAY GABDHEHEENU INAY ISKU DUUBNAADAAN OO DADDAALAAN
ARDAA B2aad | HAWEENKU HADAAN LA XAQIRAYN WAA LAFDHABARTA BULSHADA SOOMAALIYEED
Caabudwaaq: Gu’ Jirsiga ARDAA iyo Shirkii 2aad ee Sannad-guurada ARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 26aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: