Wasiirka Qorsheynta iyo Xirirka Xirirka Caalamiga ah DFS oo Garowe ka dhoofay (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Qorsheynta iyo Xirirka Xirirka Caalamiga ah DFS oo Garowe ka dhoofay (dhegayso)

Waxaa maanta kadhoofay Magaaladda Garowe iyo Caasimadda Puntland Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalimiga ah ee Dowladda Federaalka Jamaal Maxamed X

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Shaqo la,aanta haysatada dhalinayarada Puntland iyo Ajaaniibta qabanaysa shaqooyinka hoose (dhegayso)
Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Mowshin ka dhan ah maxkamadda sare Puntland oo lasoo jeediyay (akhriso)

Waxaa maanta kadhoofay Magaaladda Garowe iyo Caasimadda Puntland Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalimiga ah ee Dowladda Federaalka Jamaal Maxamed Xasan ,kaas oo malmahan ku sugnaa Puntland booqasho kala duwana ku bixinayaay.

Wasiirka oo booqday Tulooyin iyo degmooyin katirsan Gobalka Sanaag ayaa kulamo la qaadanayeey waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobalka sanaag,isago ogaanayaay Baahiyaha dhabta ah ee kajira gobalka iyo tabashada ay qabaan bulshada uu matalo,isago u mahadceliyaay shacabka iyo masuuliyinta Puntland oo soo dhaweyn balaaran u sameyaay.

Jamaal Xasan wasiirka qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dowladda Federaalka ayaa sheegay inay wax ka qaban donaan wixii kaga adan baahiyihii so bandhigeen dadka degaanadi uu booqday.

Hoos kadhegyso Codka Wasiirka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: