Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)

Boosaaso Dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayuu barqanimadii Maanta Dab ku qabsaday meel ku dhow Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. D

Kismaayo lagu xiray Taliye Dowladda u magacday Jubbooyinka
Madasha Xisbiyada Qaran oo sheegay in Ciidamada Itoobiya hogaanka AMISOM Aysan qayb ka ahayn
Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Boosaaso Dooni u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayuu barqanimadii Maanta Dab ku qabsaday meel ku dhow Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Doonidan oo lagu Magacaabi jiray Nuur Saabir, ayaa la sheegayaa inay gebi ahaanba ku bas beeshay halkaa, iyadoo ay guul darraysteen dedaallo lagu doonayay in lagu damisyo Doonida.

Warbixintan Wariye Xasan Heykal ayaa Boosaso kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: