Ciidamo gaar ah oo la Wareegay Xarunta Golaha shacabka Muqdisho

HomeWararka

Ciidamo gaar ah oo la Wareegay Xarunta Golaha shacabka Muqdisho

Ciidamo katirsan Kuwa ilaalada Madaxtooyadda Muqdisho ayaa Caawa la wareegay Xarunta Barlamaanka ee Magaladda Muqdisho,iyado Ciidmaddas lagu Arkayaay

Xaalada Ceerigaabo iyo wararkii ugu dambeeyay
Xildhibaan sheegay in la dayacay Magaaladda Boosaaso.(Daawo)
Dekedda Muqdisho oo la bilaabay inay habeenkii ay shaqayso (dhegayso)

Ciidamo katirsan Kuwa ilaalada Madaxtooyadda Muqdisho ayaa Caawa la wareegay Xarunta Barlamaanka ee Magaladda Muqdisho,iyado Ciidmaddas lagu Arkayaay iyago halmar la wareegay Xaruntaas.

Majirto ilaa iyo hadda sababta kadambeysa in Ciidamadan la wareegan Xarunta Golaha shacabka Muqdisho,balse warar Radio daljir helayo ayaa la sheegaya in berito uu qabsoomayo Kalfadhigi caadiga ahaa ee Mudanayaasha Barlamaanka Somaaliya.

Berito oo sabti ah ayaa la filaya in uu qabsoomo kulankii xildhibaanada kuwaas oo ka hadli doona mooshinka lagaso gudbiyaay Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Cusmaan (Jawaari) kaas oo xildhibanada qaar mooshin kaso gudbiyeen.

wixi kuso kordha kalsoco Alldaljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: