Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

Martisoor: Inj. Dhegoweyne oo falaanqeynaya faragelinta shisheeye ee Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal kuna soodhawada Barnaamijka Martisoor oo ah barnaamij todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxaa marti noogu ah Md. Maxa

MARTISOOR – TAXANAHA 11AAD Aqoonyahan Shoortaaye: Nidaamka Asxaabta badan ee Puntland iyo caqabadaha ku xeeran” (daawo)
Boqor Cabdillaahi Dabagooye: Khaatumo, Dagaalka Laascaano, xudduuda Isaaq & Dhulbahante & Soomaaliya
Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal kuna soodhawada Barnaamijka Martisoor oo ah barnaamij todobaadle ah. Todobaadkan barnaamijka waxaa marti noogu ah Md. Maxamuud Axmed Xasan (Inj. Dhagaweyne) oo ah aqoonyahan hadda deggan dalka Imaaraadka, falaanqeeyana arrimaha caalamka iyo kuwa Geeska Afrika.

Injineer Maxamuud Axmed Xasan (Dhegaweyne) oo si kooban taariikhdiisa qof ahaaneed uga sheekeynaya waxa uu nooga warramayaa taariikhda Soomaaliya iyo faragelinta dalalka shisheeye ay maanta ku hayaan dalka Soomaaliya.

Axmed sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Daljir Bossasso ka soojeedinaya.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: