Nabadoon Xaarin oo ka hadlay Nabadaynta Gaalkacayo (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon Xaarin oo ka hadlay Nabadaynta Gaalkacayo (dhegayso)

Nabadoon Cabdicasiis xaarin oo kamid ah Nabdoonada Gobolka Mudug ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Guddiga Nabadayntada Magaladda Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Nabadoon ayaa sheegay in ay muuqato Rajo Fiican oo ah Nabad kasoo dhalalaysa Gobolka Mududug,isago ugu baaqay shacabka labada dhinac in Amniga laga shaqeeyo iyo Nabadgaliyadda Gobalka. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aaa6419010100528e44afa0/Nabadoon+Cabdicasisi+sax.mp3

Shacabka Puntland oo Arragtiyo ka dhiibtay in dib loo furo dulimaadka Caalmiga ah (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Maanta Billaabay La xisaabtanka Sannadlaha Ah Ee Wasiirrada

Nabadoon Cabdicasiis xaarin oo kamid ah Nabdoonada Gobolka Mudug ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Guddiga Nabadayntada Magaladda Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.

Nabadoon ayaa sheegay in ay muuqato Rajo Fiican oo ah Nabad kasoo dhalalaysa Gobolka Mududug,isago ugu baaqay shacabka labada dhinac in Amniga laga shaqeeyo iyo Nabadgaliyadda Gobalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: