Nabadoon Xaarin oo ka hadlay Nabadaynta Gaalkacayo (dhegayso)

Nabadoon Cabdicasiis xaarin oo kamid ah Nabdoonada Gobolka Mudug ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Guddiga Nabadayntada Magaladda Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.

Nabadoon ayaa sheegay in ay muuqato Rajo Fiican oo ah Nabad kasoo dhalalaysa Gobolka Mududug,isago ugu baaqay shacabka labada dhinac in Amniga laga shaqeeyo iyo Nabadgaliyadda Gobalka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com