Prof Geeldoon: “Soomaaliya waa dhaxalwareegaysaa haddii aan la helin madax ummadda hanata” (daawo)

Prof Geeldoon: “Soomaaliya waa dhaxalwareegaysaa haddii aan la helin madax ummadda hanata” (daawo)

Prof. Geeldoon oo bishaan Maarso wacyigelin bulsho ka wadey Gobolka Sanaag, siiba degmada Badhan, ayaa umadda ku baraarujiyey in dalku dhaxalwareegayo haddii aan loo kicin. Barafasoorka oo cinwaanka wacyigelintiisa ay aheyd “khataraha ku geedaamaan dalka,” ayaa dhaliiley madaxda dalka asaga oo yiri, “waa in dalka dib loo hanto, taasna waxa ay ka bilaabmeysaa dadka oo laga dhaadhiciyo qaranimada; dadka oo laga dhaadhiciyo in dhulku dhaxalwareegayo haddii aaney midoobin … laakiin waa in la helaa madax umadda hanata … lama rabo kuwo durbaan loo tumayo. Waa in la helaa madax dadka wax deeqsiin karta.”

Hoos ka daawo khudbadda Barafasoor Maxamuud Geeldoon.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com