Xildhibaan ka hadlay Mooshinka Jawaari ,sheegayna in Xafiiska Khayre lagaso Abaabulay

HomeWararka

Xildhibaan ka hadlay Mooshinka Jawaari ,sheegayna in Xafiiska Khayre lagaso Abaabulay

Xildhibaano ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa qaarkood waxa ay sheegeen in Mooshinkan laga soo abaabulayo xafiiska

Maxay kawada hadleen Xasan sheekh & Madaxweynaha Hiirshabeele
Madaxweynaha Deni:” Dhaqan gal maahan Wareegto kasta oo kasoo baxda Axmed Karaash
Madaxweyne Farmaajo oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomalaiya Cabdiqaasim Salaad Xassan

Xildhibaano ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa qaarkood waxa ay sheegeen in Mooshinkan laga soo abaabulayo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, qeybna ay ka yihiin Golaha Wasiirada.

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka oo la hadlay saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in dhammaan Golaha Wasiirada intooda ka mid ah Xildhibaanada inta safaro Dibadda ah ku maqan iyo kuwa gudaha joogaba ay wada saxiixeen.

Wuxuu kaloo sheegay xildhibaaan Abuukaate in Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu geed fadhi u yahay Ra’iisul Wasaaraha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: