HomeUncategorized

M/weynihii hore ee Soomaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo saaka ku geeriyooday Dubai.

Caption ...

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaaraha magacaaban oo aqbalay xilka loodhiibey
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isniin 03
Duqa Gaalkacyo oo ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa ee sanadkii tagey, cambaareeyayna mucaaradka.

Abu-dhabi, Mar, 23 – Allaha u naxariistee waxaa 4-tii subaxnimo ee saaka magaalada Abu-dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday M/weynihii hore ee Soomaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo muddooyinka dambe lagu daaweynayey isbitaalka Sh. Zaayid Hospital oo ku yaalla magaaladaasi, halkaas oo uu saaka ku geeriyooday.

Ehelada marxuunka ayaa sheegay inuu baryihii dambe aad u xanuunsanayey marxuunku ayna hadda qabanqaabinayaan sidii aas qaran loogu samayn lahaa.

C/laahi Yuusuf ayaa si weyn loogu yaqaanay arrimaha siyaasadda wuxuuna ahaa M/weynihii ugu horreeyey ee dawladda Federalka. Wuxuuna marxuunku ifka kaga tagay hal xaas iyo afar caruur ah.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: