Madaxweyne Farmaajo oo Waddamada dariska ah uga digay faragalinta ku hayaan Somaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Waddamada dariska ah uga digay faragalinta ku hayaan Somaaliya (dhegayso)

Madaxeynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay Khudbad kajeedinayaay Kalfadhigi Barlamaanka Somaaliya ayaa ku dheeraday midnimadda umadda Somaliyeed. Mudane Farmaajo ayaa uga digay Waddamada dariska Faragalinta ay ku hayaan dhulka Somaalida,isago sheegay in loo bahanyahay in muhiim tahay midnimadda iyo Qaranimadda umadda Somaliyeed. Hoos kadhegayso Khudbada Madaxweyne Farmaajo http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa4a761010100dcedce7e03/Khudbadii+Madaxweyne+Farmaajo.mp3

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Garoowe: Dardargelinta & kor u qaadista waxsoosaarka beeraha dalka oo laga sameeyey afar deegaan
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo la kulmay Guddiga doorashooyinka

Madaxeynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay Khudbad kajeedinayaay Kalfadhigi Barlamaanka Somaaliya ayaa ku dheeraday midnimadda umadda Somaliyeed.

Mudane Farmaajo ayaa uga digay Waddamada dariska Faragalinta ay ku hayaan dhulka Somaalida,isago sheegay in loo bahanyahay in muhiim tahay midnimadda iyo Qaranimadda umadda Somaliyeed.

Hoos kadhegayso Khudbada Madaxweyne Farmaajo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: