Cali Khaliif Galayr oo Lascanood ka hadlay iyo Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

Cali Khaliif Galayr oo Lascanood ka hadlay iyo Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland (dhegayso)

Cali Khaliif Galayr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo galabta Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Lascanood ee Gobalka sool ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo ay kamid yihiin Heshiisyadii horey u dhexmaray isaga iyo Maamulkiisa iyo Shidaal la sheegay in uu kujiro deganadda khaatumo. Hoos kadhegayso Shirkiisa Jaraa’id oo dhamaystiran http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa2bf0501010099dacd96da/Cali+Khaliif+galayr+.mp3

Ergada dowlada Soomaaliya u fadhida Qaramada Midoobay oo Qoraal Kenya ka dhan ah soo saray
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Safarka Taliye Kuxigeenka Booliska iyo Shabakad Al-Shabaab Bossaso oo la Burburiyey

Cali Khaliif Galayr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo galabta Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Lascanood ee Gobalka sool ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo ay kamid yihiin Heshiisyadii horey u dhexmaray isaga iyo Maamulkiisa iyo Shidaal la sheegay in uu kujiro deganadda khaatumo.

Hoos kadhegayso Shirkiisa Jaraa’id oo dhamaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: