Site icon Radio Daljir

Cali Khaliif Galayr oo Lascanood ka hadlay iyo Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland (dhegayso)

Cali Khaliif Galayr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo galabta Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Lascanood ee Gobalka sool ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo ay kamid yihiin Heshiisyadii horey u dhexmaray isaga iyo Maamulkiisa iyo Shidaal la sheegay in uu kujiro deganadda khaatumo.

Hoos kadhegayso Shirkiisa Jaraa’id oo dhamaystiran

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa2bf0501010099dacd96da/Cali+Khaliif+galayr+.mp3?_=1
Exit mobile version