Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Muqdisho u duulay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Muqdisho u duulay (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u duulay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaaliya ,halkaas

Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo oo Ka hadlay Shaqada Cisbitaalka uu Hayo (dhegayso)
DFS oo ka hadashay xiisad ka jirta magaalada Beledweyne
Garlibaax:” Madaxweyne deni Aaran jaan ayaa kadhex hadlaysa,lamana amini karro,(Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u duulay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaaliya ,halkaas oo maalinta Berito ah kaga qayb gali donaan Kalfadhiga Barlamaanka Somaaliya oo Muqdisho ka furmi doona.

Axmed Cali Xaashi oo Warbaahina kula hadlay Garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa sheegay in Casumaad rasmi ah ka heleen Madaxda Barlamaanka Federaalka Somaaliya,kuwaas uu sheegay in kalfadhigas ku casumeen ,kalana hadli donaan danaha shacabka iyo Arrimaha Somaaliya.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: