Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Muqdisho u duulay (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u duulay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaaliya ,halkaas oo maalinta Berito ah kaga qayb gali donaan Kalfadhiga Barlamaanka Somaaliya oo Muqdisho ka furmi doona.

Axmed Cali Xaashi oo Warbaahina kula hadlay Garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa sheegay in Casumaad rasmi ah ka heleen Madaxda Barlamaanka Federaalka Somaaliya,kuwaas uu sheegay in kalfadhigas ku casumeen ,kalana hadli donaan danaha shacabka iyo Arrimaha Somaaliya.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5aa2b7e70401008988eaa1a7/Axmed+Cali+xaash.mp3?_=1
Back to Home page