HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, Mar 08, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bandow habeenkii 2-aad saaran magaalada Laascaanood & in kabdab 70 maxbuus oo loo gudbiyey jeelasha Burco & Caynaba; Sarrifka doolarka Maraykanka oo hoos u dhacay, saamayn nololeedna ku yeeshay nolosha qoyska; M/weyne Shariif oo sheegay in guddi loo saari doono wada-hadal lala galo Somaliland; Puntland oo iclaamisay daabacaada lacag cusub ee Shilin Somaliga.

Caption ...

Salaad Xareed, ku xigeenka Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo aan waraysnay. [Dhegaysi …]
Burundi oo Sheegtay in 50 Askari looga dilay dagaal ay la galeen Al-shabaab
Iska-horimaad gaystay khasaare dhimasho & dhaawac isugu jira oo maalinitii 2-aad ka dhacay Galkacyo.

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: