Afhayeenkii Guddiga Xulista Barlaamanka Xilligii Faroole oo Doorashada PL 2019 ka hadlay (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Afhayeenkii Guddiga Xulista Barlaamanka Xilligii Faroole oo Doorashada PL 2019 ka hadlay (dhegayso)

Eng. Axmed Xasan Dhegoweyne oo ah afhayeenkii guddiga xulista baarlamaanka Puntland ee doorashadii sanadkii 2014 oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalji

Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland oo waraysi Daljir xilkii ku waayey (dhegayso | daawo)
Farriin siyaasadeed 2018-2019: MWKX Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey – Waxqabadkiisii Abaartii Sima ee Puntland
SSC activists call for boycott of Heritage Institute gathering in Djibouti and Aynte hints privilege to attend

Eng. Axmed Xasan Dhegoweyne oo ah afhayeenkii guddiga xulista baarlamaanka Puntland ee doorashadii sanadkii 2014 oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa isaga oo ka duulaya caqabadihii ay kala kulmeen doorashadaas wuxuu soo jeediyey talooyin la xiriira sidii caqabadahaas looga gaashaaman lahaa.

Dhago-weyne ayaa dhanka kalana soo dheweeyey hadalka Madaxweynaha PL ee ah in doorashadu ay wakhtigeeda ku dhacayso, hadalkaas oo meesha ka saaraya wararkii sheegayey in maamulka PL uu muddo kororsi maaggan yahay.

Eng-ka oo ku sugan dalka Imaaraadka waxa kale oo uu cabbiray aragtidiisa la xiriirta hadalkii DPW ee Heshiiska Dekadda Berbera iyo saamaynta ka dhalatay. Waxa uuna u warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.”

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: