Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray Xarumaha Muhiimka ah ee Dhuusamareeb

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray Xarumaha Muhiimka ah ee Dhuusamareeb

Axmed Ducaalle Geelle Xaafadaxweynaha Galmudug ayaa maanta Kormeeray goobaha lagu tala galay in uu ku shaqeeyo maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb.

XULASHADA DALJIR | SOWDA ABDINAASIR | GAROWE 19- JANUARY- 2023
WAREYSI: Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay sanadkan dugsiyada Sare dhameeyey
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Dhagax Dhigay Hoyga Nabadda Magaalada Gaalkacyo

Axmed Ducaalle Geelle Xaafadaxweynaha Galmudug ayaa maanta Kormeeray goobaha lagu tala galay in uu ku shaqeeyo maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinaayay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Waxaa uu sheegay in dhawaan la dhameystiro guryaha uu ku shaqeyn doono maamulka, islamarkaana uu maamulka u shaqo bilaabi doono si deg deg ah.

Madaxweyne Xaaf ayaa sidoo kale tilmaamay in Madaxtooyadda iyo Guriga Baarlamaanka howshiisa ay tahay gabagabo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: