Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray Xarumaha Muhiimka ah ee Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray Xarumaha Muhiimka ah ee Dhuusamareeb

Axmed Ducaalle Geelle Xaafadaxweynaha Galmudug ayaa maanta Kormeeray goobaha lagu tala galay in uu ku shaqeeyo maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinaayay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Waxaa uu sheegay in dhawaan la dhameystiro guryaha uu ku shaqeyn doono maamulka, islamarkaana uu maamulka u shaqo bilaabi doono si deg deg ah.

Madaxweyne Xaaf ayaa sidoo kale tilmaamay in Madaxtooyadda iyo Guriga Baarlamaanka howshiisa ay tahay gabagabo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com