Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa ku baaqay shir lagu soo afjarayo Colaadaha Waqooyiga Galgaduud (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa ku baaqay shir lagu soo afjarayo Colaadaha Waqooyiga Galgaduud (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa sheegay xili uu ka hadlayaay Caabudwaaq in loo bahaanyahay in la furro shirweyne balaaran oo lagu soo afjarayo Colaada Gobalka Galgaduud. Warbixintan Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa kaso diray Caabudwaaq. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9c20820b01006362e67b70/Warbixin+Madaxwayne+kuxigeenka+Galmudug+ayaa+ku+baaqay+shir+lagu+soo+afjarayo.mp3

Booliska Jarmalka oo bilaabay baarista weraar ka dhacay dalka
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Gacan-Maroodi ee gobolka Sanaag

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa sheegay xili uu ka hadlayaay Caabudwaaq in loo bahaanyahay in la furro shirweyne balaaran oo lagu soo afjarayo Colaada Gobalka Galgaduud.

Warbixintan Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa kaso diray Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: