Site icon Radio Daljir

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ayaa ku baaqay shir lagu soo afjarayo Colaadaha Waqooyiga Galgaduud (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa sheegay xili uu ka hadlayaay Caabudwaaq in loo bahaanyahay in la furro shirweyne balaaran oo lagu soo afjarayo Colaada Gobalka Galgaduud.

Warbixintan Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa kaso diray Caabudwaaq.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9c20820b01006362e67b70/Warbixin+Madaxwayne+kuxigeenka+Galmudug+ayaa+ku+baaqay+shir+lagu+soo+afjarayo.mp3?_=1
Exit mobile version