Ciidamo gadoodsan oo la wareegay bankiga iyo wasaaradda maaliyadda ee Qardho

HomeWararka

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay bankiga iyo wasaaradda maaliyadda ee Qardho

Ciidamo katirsan birmadka Puntland oo gadoodsan ayaa la wareegay bankiga iyo xafiiska wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Qardho. Saraakiis

Senator sheegay ilaaladi marxuum boqore in maalmo kahor laga kaxaystay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay 13 nin oo ka tirsanaa Alshabaab iyo Daacish
Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland oo soosaartay amarro lagu illaalinayo khayraadka badda iyo badqabka kalluumaysatada.

Ciidamo katirsan birmadka Puntland oo gadoodsan ayaa la wareegay bankiga iyo xafiiska wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Qardho.

Saraakiisha ciidamadan hogaaminaysa ayaa ku doodaya inay helin mushaarkooda muddo afar bilood ah, taasina ay sababtay inay shaqada ay hor-istaagaan.

Wariyeyaasha Daljir Qardho oo booqday Bankiga iyo xafiiska wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Qardho ayaa kusoo waramaya inaanay saakay wax shaqo ka jirin xarumahaasi oo shaqaalihii loo diiday inay galaan xarumaha.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka degmada iyo kan gobolka Karkaar oo arrintan kusaabsan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: