Taliyaha booliska Soomaaliya oo shir uga qaybgalaya dalka Qatar

HomeWararka

Taliyaha booliska Soomaaliya oo shir uga qaybgalaya dalka Qatar

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qadar, halkaasi oo uu kaga q

Tahniyad Dhalasho: Abshir Siciid Yaasiin iyo Marwo Canab Ismaaciil oo wiil ugu dhashay Cerigaabo
Madaxweyne Axmed Madoobe oo Danjire Yamamoto kala hadlay Xaalada ka taagan gobolka Gedo iyo duulaanka DFS.
Hoggaamiyaha sare ee Iiraan oo cafis u fidiyey tiro maxaabiis ah

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qadar, halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir lagu casuumay.

Hadal kooban uu siiyay warbaahinta ayuu ku sheegay inuu gaaray Dooxa oo lagu casuumay shir kadhici doona.

Taliyaha ayaan fahfaahin ka bixin shirkan waxaa looga hadli doono.

Dowladda Qatar oo ay go’doomiyeen dowladaha Khaliijka ayaa ka wada Soomaaliya qorshe ay uga qornayso ciidamo Soomaaliyeed, kuwaasi oo aan la’ogayn inay dowladda ka war qabto iyo in kalle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: