Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan

XULASHADA DALJIR | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | GAROWE 14-JULY-2022
Dalada Mucaaradka Puntland oo shaaciyeey Jadwal doorasho
SAWIRKA MAANTA & ABAARTA SOOMAALIYA

Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug iyo saraakiil ka socatay hay’addaha qaramada midoobay ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka mudug.

Wafdigaan ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Oshaca ee magaalada galkacyo waxaa kusoo dhaweeyay masuliyiin ka kala socatay hay’adaha kala duwan ee dowlad gobaleedka Galmudug.

Maxamed cabdi Xaashi Madaxweyne ku xigeenka oo saxaafadda la hadlay ayaa ka hadlay ujeedkiisa Booqashada Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: