Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Gaalkacyo gaaray (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamed cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug iyo saraakiil ka socatay hay’addaha qaramada midoobay ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka mudug.

Wafdigaan ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Oshaca ee magaalada galkacyo waxaa kusoo dhaweeyay masuliyiin ka kala socatay hay’adaha kala duwan ee dowlad gobaleedka Galmudug.

Maxamed cabdi Xaashi Madaxweyne ku xigeenka oo saxaafadda la hadlay ayaa ka hadlay ujeedkiisa Booqashada Gaalkacyo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com