Wariye ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho

HomeWararka

Wariye ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho

Axmed Xasan Colaad oo kamid ahaa Suxufiyiinta ka howlgasha Magaalada Muqdisho, muddo dheerna la shaqeynayay Laanta Afsoomaaliga ee Voice Of America (V

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo aqbalay inay doorashadda Galmudug dhacdo
Alshabaab oo ka hadlay Weerarkii Jimcihii Muqdisho kadhacay

Axmed Xasan Colaad oo kamid ahaa Suxufiyiinta ka howlgasha Magaalada Muqdisho, muddo dheerna la shaqeynayay Laanta Afsoomaaliga ee Voice Of America (VOA), kana mid ahaa Wakiilooda Muqdisho ayaa xalay geeriyooday.

Ehelada Marxuumka iyo Howlwadeenada oo la shaqeeyay ayaa sheegay in labadii Maalin ee lasoo dhaafay uu Marxuumka Xanuunsanayay, Xaaladiisana ay sii liitaday Xalay fiidkii, isagoona xilli dambe ku geeriyooday mid kamid ah Isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho oo loo geeyay in lagu daweeyo.

Colaad ayaa ifka ugu tagay afar Carruur ah, labo wiil iyo labo Gabdhood sida ay baahisay Warbaahinta VOA oo uu la shaqeynayay Muddo Dheer.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: