Alshabaab oo ka hadlay Weerarkii Jimcihii Muqdisho kadhacay

Alshabaab oo ka hadlay Weerarkii Jimcihii Muqdisho kadhacay

Xarakaada Al-shabaab ayaa baahisay qofka 2aad ee is qarxiyay weerarkii Jimcihii la soo dhaafay ay Al-shabab ka fulisay Magaalada Muqdisho.

Qofka 2aad ee isqarxiyay waxaa lagu magacaabaa Maxamed C/Raxmaan Cabdullaahi oo Al-shabaab dhexdooda looga yaqaan Anas,waxaana uu waday Gaariga dhinaca Isgoyska Sayidka ka fuliyay weerarka.

Waxaa ay sheegeen in C/Raxmaan uu Ciidan lugta ah ku daadiyay goobtii loo rabay ee agagaagrka Sayidka kaddibna uu isaga Gaarigiisa ula cararay dhinaca Madaxtooyada halkaas oo uu isku qarxiyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com