Guddoonka labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Turkiga.

HomeWararka

Guddoonka labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Turkiga.

Guddoonka Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wafdi uu Hogaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga oo shalay gaa

Ganacsatada Bossaso oo Diiday Qaadashada Shilinka Soomaaliga (dhegayso)
Ergay ka qayb galaysa Shirka dhuusamareeb oo soo dhaweyn lo sameyeey.(Daawo)
FOA oo ka digtay xaalad Cunno yari oo ku soo wajahan Soomaaliya

Guddoonka Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wafdi uu Hogaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga oo shalay gaaray Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) , guddiga saaxiibtinimada Turkiga iyo Soomaaliya ee Golaha Shacabka ah ee Soomaaliya iyo guddig Arimaha Dibada ee Golaha Shacabka.

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi ayaa Turkiga uga Mahadceliyey Taageeradda ay Shacabka Soomaaliyeed la garab taagan yihiin gaar ahaan sidii ay inoogu soo gurmadeen Musabadii 14 October.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa isna uga mahadceliyey Dowladda Turkiga Mashaariicda Hormarineed oo ay Soomaaliya ka wadaan iyo is garab taagooda Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: