Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya oo dib u eegis ku samayanysa Wakiilada (dhegayso)

HomeWararka

Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha ee Dowlada fadaraalka Soomaaliya oo dib u eegis ku samayanysa Wakiilada (dhegayso)

Wasiirka wasaarada ganacniga Dowladda fadaraalka soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kulan iswaraysi ah oo lagu qiimaynayo wakiilada Ganacsi

Warka DDM iyo Wariye Hodan Sulub Diini (Daawo)
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka qayb galay Munaasabad lagu xusayeey sanadguuradii 60-aad
Ra’iisul Wasaare Rooble: ” Xukuumaddu waxa ay sida ugu dhaqsiyahabadan uga howl gali doontaa una soo bandhigi doontaa qorsheyaashadoorashooyinka .”

Wasiirka wasaarada ganacniga Dowladda fadaraalka soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kulan iswaraysi ah oo lagu qiimaynayo wakiilada Ganacsi ee soomaaliya ay ku leedahay aduunka .

Wasiirka ayaa sheegay in wasaarada marka uu yimid uu ogaaday in wakiilada ganacsi ee jooga magaalada muqdisho aysan qaban howshii loo igmaday,ayna iska qaataan lacago farabadan oo aysan ganacsatada waxba ugu qaban .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: