Shirki Amniga Jubbooyinka oo Kismaayo lagu soo gabagabeyaay (dhegayso)

Shirki Amniga Jubbooyinka oo Kismaayo lagu soo gabagabeyaay (dhegayso)

Shir qaatay mudo sadex cisho ah loogana hadlayay Amniga deegaanada jubooyinka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaaladda Kismaayo.

Shirka ayaa looga hadlay xoranta gobolada Jubooyinka oo ay gacanta ku hayaan inta badan Al-shabaab iyo wada shqaynta hay,adaha Amniga iyo shacabka .

Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiir saraakiisha ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka Somaliyed, saraakiil ka socotay AMISOM iyo madax ka socotay Qaramada Midoobay.

Markii uu shirkan soo dhamaaday ayaa qodobadii ka soobaxay waxaa warbaahinta lawadaagay Madaxweyne kuxigeenka jubaland Maxamuud Sayid Aadan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com