Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Furay Shir Amniga loga hadlayo

HomeWararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Furay Shir Amniga loga hadlayo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada dow

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Saraakiisha ATMIS kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Faysal Waraabe oo ka hadlay kulan ay madaxwayne Farmaajo la yeesheen (dhegayso)
Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Sanoter Aqalka Sare

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Maanta shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,waxana inta badan looga hadlay amniga deegaanada Koonfur Galbeed iyo sidii loo xoojin lahaa.

Madaxweyne Shariif Xasan oo Maalma kadib dib ugu laabtay Baydhbo ayaa Golaha Wasiirada uga warbixiyay safarkii dhowrka Maalmood qaatay ee uu ku tegay dalka Jabuuti.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: