Abwaan Saadaq Laabsalax oo Daljir uga waramay Taarikhdiisa Sugaaneed (dhegayso)

HomeWararka

Abwaan Saadaq Laabsalax oo Daljir uga waramay Taarikhdiisa Sugaaneed (dhegayso)

Abwaan Saadaq Saalax Laabsalax oo kamid ah Abwaanadda Somaliyeed ee Kaso jeeda Puntland oo waraysi Gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay Howlah

Guddoomiyaha Gobolka Sool: “Hawsha ugu weyni hadda waa xoreynta iyo mideynta bulshada” (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo CXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Abwaan Saadaq Saalax Laabsalax oo kamid ah Abwaanadda Somaliyeed ee Kaso jeeda Puntland oo waraysi Gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay Howlaha Fankiisa iyo Gabayo uu tiriyaay iyo xiliyada uu bilaabay sugaanta.

Abwaanka oo ku sugan Dalka Maraykanka Gaar ahaan Magaaladda washintoon ayaa ka hadlay Gabay uu tiriyaay kaas uu ugu magac daray Nabad,isago sheegay Abwaanku in Heerka Abwaanimaduusu ay tahay mid saraysa,wuxuna Bogaadin usoo jeediyay Shacabka Puntland.

Abwaanka waxaa waraystay Jamaal Faarax Aadan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0