Abwaan Saadaq Laabsalax oo Daljir uga waramay Taarikhdiisa Sugaaneed (dhegayso)

Abwaan Saadaq Laabsalax oo Daljir uga waramay Taarikhdiisa Sugaaneed (dhegayso)

Abwaan Saadaq Saalax Laabsalax oo kamid ah Abwaanadda Somaliyeed ee Kaso jeeda Puntland oo waraysi Gaar ah sinayaay Radio daljir ayaa ka hadlay Howlaha Fankiisa iyo Gabayo uu tiriyaay iyo xiliyada uu bilaabay sugaanta.

Abwaanka oo ku sugan Dalka Maraykanka Gaar ahaan Magaaladda washintoon ayaa ka hadlay Gabay uu tiriyaay kaas uu ugu magac daray Nabad,isago sheegay Abwaanku in Heerka Abwaanimaduusu ay tahay mid saraysa,wuxuna Bogaadin usoo jeediyay Shacabka Puntland.

Abwaanka waxaa waraystay Jamaal Faarax Aadan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com