Guddoomiyaha Degmadda Burtinle oo ka hadlay Colaad kusoo la laabatay gobalka Nugaal (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Degmadda Burtinle oo ka hadlay Colaad kusoo la laabatay gobalka Nugaal (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Maxamed Maxamuud Axmed (buurdibi) ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda Daljir waxaa uu kaga wa

Xildhibaan Cawil Xasan Daad “Madaxweynaha mudadiisa xil hayntu waa 5 sano waxba kuma darsan karo, Hal maalina kuma darsan karo,
Isuduwaha Wasaarada Arimaha gudaha Gobolka Mudug oo Beeniyey in xilka loo kordhiyey Degmooyinka Xarfo iyo Galdogob
Farmaajo oo hambalyo u diray Shaqaalaha Somaliyeed (Akhriso)

Guddoomiyaha degmada Burtinle ee gobolka Nugaal Maxamed Maxamuud Axmed (buurdibi) ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda Daljir waxaa uu kaga warbixiyay xaaladda degmada iyo colaadii u dhaxaysay beelood dhowr jeer deegaankaas ku dagaalamay .

Guddoomiyaha ayaa ugu horay waxaa uu ka hadlayaa xaaladda colaadii u dhaxaysay laba beelood oo diriri dhex martay iyo waan waanta nabadood ee la dhex dhigay halka ay marayso .

Sidoo kale Guddoomiye Buurdibi waxaa uu sheegay in xaalad adag oo abaareed ay degmada ka jirto siiba ha ugu darnaatee Biyo la’aan iyo Cuno la’aan .

Wariye Faaduma Cabdinuur Faarax oo ku sugan Daljir Garoowe ayuu uga warramay arrimahaasi oo dhan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: