Dad Xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday Gobalka Hiraan (dhegayso)

HomeWararka

Dad Xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday Gobalka Hiraan (dhegayso)

Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa ugu dhintay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan xanuunka shuban biyoodka. Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxa

Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo markii labaad dib u dhac ku yimid
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Garoowe (dhegayso)
CABDIRAXMAAN ALCADAALA: “JANAN WUXUU U HILIYEEY QARANIMADDA UMADDA SOMALIYEED,” (Daawo)

Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa ugu dhintay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan xanuunka shuban biyoodka.

Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Cadulle Fiidaw ayaa Radio Dalji usheegay in xanuunkaas uu ka dhashay biyaha wabiga oo wasakhoobay kadib markii uu guray wabiga.

Gudoomiyaha ayaa sido sheegay in xarumihii caafimaadka aysan shaqayn ayadoona degmadu ay go’ doomiyeen Al-Shabaab.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa khadka telefoonka kula xariiray gudoomiyaha jalalaqsi waydiyayna xanuunka laga sheegayo degmadaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: