Dad Xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday Gobalka Hiraan (dhegayso)

Dad Xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday Gobalka Hiraan (dhegayso)

Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa ugu dhintay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan xanuunka shuban biyoodka.

Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Cadulle Fiidaw ayaa Radio Dalji usheegay in xanuunkaas uu ka dhashay biyaha wabiga oo wasakhoobay kadib markii uu guray wabiga.

Gudoomiyaha ayaa sido sheegay in xarumihii caafimaadka aysan shaqayn ayadoona degmadu ay go’ doomiyeen Al-Shabaab.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa khadka telefoonka kula xariiray gudoomiyaha jalalaqsi waydiyayna xanuunka laga sheegayo degmadaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com