Qarax kadhacay goob u dhow garoonka diyaaradaha ee Baledwayne

HomeWararka

Qarax kadhacay goob u dhow garoonka diyaaradaha ee Baledwayne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax uu kadhacay goob u dhow garoonka diyaaradaha ee Baladwayne. Qaraxa ayaa dhacay sida wariyeyaal jooga Baladwayne ay inoo xaqiijiyeen xalay saqdii dhexe, waxaana ku geeriyooday qofkii aasayay qaraxa. Maamulka Hirshabelle ayaan ka hadlin qaraxani iyo masuuliyiinta amaanka ee gobolka.  

Dagaal u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo kasocda gobolka Hiiraan
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhuusamareeb gaaray

Wararka ka imaanaya magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax uu kadhacay goob u dhow garoonka diyaaradaha ee Baladwayne.

Qaraxa ayaa dhacay sida wariyeyaal jooga Baladwayne ay inoo xaqiijiyeen xalay saqdii dhexe, waxaana ku geeriyooday qofkii aasayay qaraxa.

Maamulka Hirshabelle ayaan ka hadlin qaraxani iyo masuuliyiinta amaanka ee gobolka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: