Shir looga hadlayso Dib u eegista Sharciga Socdaalka oo Kismaayo ka furmay

HomeWararka

Shir looga hadlayso Dib u eegista Sharciga Socdaalka oo Kismaayo ka furmay

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Maamulka Jubaland ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo l

Abiye Axmed oo socdaal ku tagay Magaaladda Godey ee gobalka Shabeelle
Degmada burtinle ee gobolka nugaal ayaa siweyn looga daremaya udiyaar garowga maalinta ciidul fidriga
Shirkadaha diyaaradaha Dalka oo ganaax la kulmaya haddii ay ka dib dhacaan waqtiga duulimaadka

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Maamulka Jubaland ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo la sameeyay 1966-dii.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas”uuliyiin ka socotay xildhibaada iyo wasiirada Jubbaland oo ay ka mid yihiin Wasiirka Dastuurka , Awqaafta iyo arimaha Diinta iyo La taliyaha dhanka arimaha sharciga Madaxtooyada Jubbaland iyo qeybaha kala gadisan ee Bulshada reer Jubalalnd,

Dhamaan dadkii kasoo qeybgalay furitaabka shirkaan ayaa si isku mid ah u sheegay in ay muhiim tahay in dib u eegis lagu sameeyo sharciga Socdaalka dalka, maadama sharciga hada jira markii la sameenayay uu dalku ahaa dowlad dhexe balse hada la qaatay nidaamka Federaalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: