HomeUncategorized

Dadkii ka barakacay dagaalada Muqdisho oo dib ugu laabanaya guryihii ay ka barakaceen

Muqdisho,Jan 11 -Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii ku barakacay dagaalada Muqdisho qaarkood ay bilaabeen inay dib ugu laabtaan guryihii ay ka daganaayeen magaalada.

Hadal jedintii Gudoomiyaha gudiga haweenka & Xuquuuqul Insaanka baarlamaanka Galmudug|(daawo)
DHEGEYSO-Degmada Burtinle oo horumar ka samaysay dhanka bilicda.
Howl-galka WFP ee Somalia oo Waqtiga loo Kordhiyay

Muqdisho,Jan 11 -Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii ku barakacay dagaalada Muqdisho qaarkood ay bilaabeen inay dib ugu laabtaan guryihii ay ka daganaayeen magaalada.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Nuur Tarsan oo waraysi siinayay maanta Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay inuu soo hagaagayo amaanka magaalada Muqdisho.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa dhanka kale tilmaamay in dadku dib ay u bilaabeen inay ku noqdaan guryahooda.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda magaalada Muqdisho oo ay inta badan dagaalo kadhacaan inay soo hagaagto.

Bashiir Ahmed Abdi
Radio Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: