DHEGEYSO-Degmada Burtinle oo horumar ka samaysay dhanka bilicda.

Burtinle, Aug 13 2016–Dagmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa Dhawaan Waxaa laga hirgaliyay  shirkad loogu magacdaray shirkada iskaashatada ee Nadiif oo Qaabilsan in ay qashinka ay ka nadiifiso deegaanka Waxayna dhawaan shirkadaasi ay ku guulaysatay tartan ay ugaleen in ay ka shaqeeyaan nadaafada dagmada burtinle  tarankaasi oo ay  kuguulaysteen  markii ay soobandhigeen Waxqabad kooda,
 
Hadaba Maxaytahay Shaqada hotaala iskaashatada Nadiif Su,aalahaasi iyo kuwo kale Waxaan Hordhignay  Daahir Maxamuud Dalmar oo ah Gudoomiyaha Shirkada Nadaafada ee (Nadiif )oo kahowlgasha Dagmada Burtinle,
 
Wariye Xasan Heykal oo kusugan Xarunta Daljir Bosaaso  ayaa Qadka Telfoonka kuwarastay  Gudoomiyaha ugu horeena Waxa uu Waydiiyay Waxa kudhaliyay in ay hawsha ay qabtaan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com