Dagaal kadhacay duleedka Qoryooleey

HomeWararka

Dagaal kadhacay duleedka Qoryooleey

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Dal-biyaango oo ku taala duleedka

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
MAANHADAL: Garsoorka iyo Caddaaladda Puntland (dhegayso)

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Dal-biyaango oo ku taala duleedka magaalada Qoryooleey.

Wararka laga helayo dagaalka ayaa sheegaya inuu dhawaaqa rasaasta la is waydaarsanayay laga maqlay deegaanka iyo meelo ka baxsan.

Al-shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen saldhig ciidamada oo ay weerarka ku qaadeen.

Saraakiisha dowladda ayaa dhankooda sheegay inuu hal askari kaga geeriyooday weerarka, laba katirsana ay ka dileen kooxihii weerarka soo qaaday.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: