Xubintii Ciyaaraha: Horyaalka Gobolka Mudug & Garoonka Cawaale (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Horyaalka gobolka Mudug ayaa weli ka socda garoonka kubadda cagta ee Cawaale oo la ciyaaro maalmaha Arbacada, Khamiista iyo Jimcaha, waxaana soo dhamaaday wareegii lixaad.

Kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doona waana kulamo si gooni ah loo daawan doono. Kooxda Arsenal ayaa sugi doonta guulaha ay gaadhsiin doonaan ciyaartoyda cusub ee ay suuqa kala iibsiga kala soo waregeen.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com