Siyaasi Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Xirnaansha Wadooyinka (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Xirnaansha Wadooyinka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay wadooyinka xiran ee dhagxaanta lagu jaray oo ku yaalla Muqdisho taas

General Odowaa la kulmay Taliyaha Ciidamada Ethiopia
Khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qarax ka dhacay degmada Afgooye
Ra’iisul Wasaare Rooble: ” Xukuumaddu waxa ay sida ugu dhaqsiyahabadan uga howl gali doontaa una soo bandhigi doontaa qorsheyaashadoorashooyinka .”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay wadooyinka xiran ee dhagxaanta lagu jaray oo ku yaalla Muqdisho taas oo ay dhibaato ku qabaan Shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir.

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Wadooyinkaas Go’an oo ay Bulshadu u aragto in ay tahay mid lagu ciqaabayo, loona baahan yahay in Wadooyinkaas la furo.

Waxa uu sheegay in aan amni lagu sugi Karin Wado la xiro taasina ay muhiim tahay in laga gudbo, isla markaana Shacabka loo furo Wadooyinka dhagxaanta looga xiray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: