Qardho Arday dhamaysay Xifdinta Quraanka Kareemka ah oo shahaadooyin la gudoonsiyay (dhegayso)

Madarasada Daruul Hudda ee magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar ayaa shaahadooyin iyo abaal marno gudoonsisay Arday dhamaysay Xifdinta quraanka Kareemka ah.

Warbixin Wariye Maxmuud Fantastic ayaa kaso diray Qardho


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com