Siyaasi Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Xirnaansha Wadooyinka (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Xirnaansha Wadooyinka (dhegayso)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay wadooyinka xiran ee dhagxaanta lagu jaray oo ku yaalla Muqdisho taas

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sharci matahay xasaanad ka qaadista xildhibaan Cawil Daad? Maxaase laga filikaraa baarlaanka Puntland?(dhegayso)
Maamulka Caabudwaaq oo shaaciyeey dad u dhintay Covid-19
Xukuumadda oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin oo Barood Diiqa ah, Guddina u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay wadooyinka xiran ee dhagxaanta lagu jaray oo ku yaalla Muqdisho taas oo ay dhibaato ku qabaan Shacabka ku nool Gobolkaan Banaadir.

Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Wadooyinkaas Go’an oo ay Bulshadu u aragto in ay tahay mid lagu ciqaabayo, loona baahan yahay in Wadooyinkaas la furo.

Waxa uu sheegay in aan amni lagu sugi Karin Wado la xiro taasina ay muhiim tahay in laga gudbo, isla markaana Shacabka loo furo Wadooyinka dhagxaanta looga xiray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: