Maamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay dhisme kasocda Biyaaso Liibaro (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay dhisme kasocda Biyaaso Liibaro (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa warqad uu soo saaray si rasmiya ugu

SHACABKA MAGAALADA GAALKACYO OO SIYAABO KALA DUWAN UGA HADLEY XAALADIHII UGU DAMBEYEY EE MAGAALADA BOOSAASO
Waxgaradka Galmudug:” Dhiig la daadiyo dan inoguma jirto (Daawo)
Jabhad weerartay ciidanka Somaliland ee Laascaanood

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa warqad uu soo saaray si
rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso
Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab.
Guddoomiyaha ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha
dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo dulqaadan karin in
hantida qaranka si gaar ah looga faa’iideysto.

Afhayeenka Gobolka Banaadir C/Fitaax Cumar Xalane ayaa Saxaafadda u
aqriyay Wareegtada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: