Jabhad weerartay ciidanka Somaliland ee Laascaanood

Jabhad weerartay ciidanka Somaliland ee Laascaanood

Jabhad hubaysan oo kasoo horjeedda joogitaanka ciidamada Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa weerar ka gaystay xarun militari oo lagu magacaabo buurta Sayidka ee Laascaanood.

Saraakiisha Somaliland ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan khasaaraha, waxaana saraakiil u hadashay ay sheegeen inay jirin wax yeelo soo gaartay ciidamadood.

Balse sarkaal u hadlay kooxda weerarka fulisay ayaa sheegay inuu jiro khasaare ay gaarsiiyeen ciidamada Somaliland.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com