Maamulka Gobalka Banaadir oo ka hadlay dhisme kasocda Biyaaso Liibaro (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa warqad uu soo saaray si
rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso
Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab.
Guddoomiyaha ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha
dhismaha ee socda waxana uu tilmaamay in aan loo dulqaadan karin in
hantida qaranka si gaar ah looga faa’iideysto.

Afhayeenka Gobolka Banaadir C/Fitaax Cumar Xalane ayaa Saxaafadda u
aqriyay Wareegtada.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com